𝗔𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗤𝘂𝗿'𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗿𝗮𝗷𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻.
۞﴿قُلۡ يَٰعِبَادِيَ ٱلَّذِينَ أَسۡرَفُواْ عَلَىٰٓ أَنفُسِهِمۡ لَا تَقۡنَطُواْ مِن رَّحۡمَةِ ٱللَّهِۚ إِنَّ ٱللَّهَ يَغۡفِرُ ٱلذُّنُوبَ جَمِيعًاۚ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلۡغَفُورُ ٱلرَّحِيمُ﴾ الزمر ٥٣.
{𝑊𝑎𝑥𝑎𝑑 𝑑𝒉𝑎𝒉𝑑𝑎𝑎 𝑁𝑎𝑏𝑖 𝑀𝑢𝑥𝑎𝑚𝑚𝑎𝑑𝑜𝑤: 𝑎𝑑𝑜𝑜𝑚𝑎𝒉𝑎𝑦𝑔𝑎 𝑛𝑎𝑓𝑡𝑜𝑜𝑑𝑎 𝑘𝑢 𝑥𝑎𝑑 𝑔𝑢𝑑𝑏𝑎𝑦𝑜𝑤 𝐡𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐮𝐮𝐬𝐚𝐧𝐢𝐧𝐚 𝐫𝐚𝐱𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐞, 𝐴𝑙𝑙𝑒 𝑑𝑎𝑛𝑏𝑖𝑦𝑎𝑑𝑎 𝑜𝑜 𝑑𝒉𝑎𝑛 𝑤𝑢𝑢 𝑑𝒉𝑎𝑎𝑓𝑎𝑎, 𝑤𝑎𝑎𝑛𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 𝑑𝑎𝑛𝑏𝑖𝑦𝑎𝑑𝑎 𝑑𝒉𝑎𝑎𝑓𝑎 𝑜𝑜 𝑛𝑎𝑥𝑎𝑟𝑖𝑖𝑠𝑡𝑎}.Zumar 53.
Ka quusashada raxmada Alle macnaheedu waa
●in uu qofku ka tago towbada kadib markii ay macsiyadu ka itaal roonaato.
●In uu qofku Istighfaarta iska daayo kadib markii danbiyadiisu dabraan.
●In qofku uu ducada ka daalo kadib markii uu imtixankii aduunyo ku daba dheeraado horena u arki waayo aqbalkii ducadiisa, sugina kari waayo farajka.
●In uu qofku sii daayo xadhiga alle kadib markii uu maaro u waayo welwelka iyo walbahaarka.
●In qofka uu maluhu ka xumaado markii ay xaaladdu ku adkaato.
Ducaale✍