Смотреть в Telegram
Afar godob mar walba xasuusnow 1-Qofka waxa lagu qiimeeyaa waa kartidiisa , agoontiisa iyo waliba dhaqankiisa Qofkii wax wanaagsan kugu soo kordhinaya soo dhawayso. Muhiim maaha deegaankiisa iyo qabiilkuba Cidii noloshaada kharibaysana ka dheerow, walow ka kuugu dhaw ha noqdee! 2- Qabyaaladi qayrkeen ayay inaga reebtay, qof kaste oo qimo wayn siiyaana guul la taaban karo ma gaadho. hadaad qabiilayste noqoto illaahay iyo ummadiisuba way ku nacaysaa Kaliya waxa kugu filan in uu yahay qof soomaaliyeed oo islaam ah. Bes! wax kale ma jiraan ! 3- Hadaad adigu naftaada hilmaamto oo aad horumarin waydo, qabiilkaagu noloshada oo dhan ma maarayn karo . aakhrina waaba lakala dhuumanayaa !. 3-Tartanka ugu adag ee uu gofku galaa midka uu naftiisa kula jiro, hadii uu ku guulaysto tartankaas ,cid walba waa uu ka dheerayn.
Love Center
Love Center
Бот для знакомств