Смотреть в Telegram
《
🔸️
𝐗𝐀𝐐𝐈𝐈𝐉𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐇𝐀𝐍𝐍𝐄𝐋
🔹️
》
{ فَلَوۡلَاۤ أَنَّهُۥ كَانَ مِنَ ٱلۡمُسَبِّحِینَ } { لَلَبِثَ فِی بَطۡنِهِۦۤ إِلَىٰ یَوۡمِ یُبۡعَثُونَ } [سُورَةُ الصَّافَّاتِ: ١٤٣–١٤٤] “Haddii [nebi Yuunus] uusan ka mid ahaan lahayn dadkii horay u tasbiixsan jiray, caloosha nibiriga ayuu ku jiri lahaa ilaa qiyaamaha” Nebi Yuunus [cs] wuxuu ku fakaday markii uu barwaaqaysnaa in uu Alleyaqaan ahaa. Fircoon oo horay ‘Alle garo’ loogu kari waayayna markii biyuhu labolaqeen ee uu Alle isu dhiibay waxaa lagu yiri: آلآن؟ saacaanaa? Ilaahey isbar waqtiga aaranka, si uu kuu garabqabto waqtiga abaarta. ”تعرّف إلى الله في الرخاء يعرفك في الشد
Поделиться
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств
Запустить