Hadafka aakhiro

Канал
Логотип телеграм канала Hadafka aakhiro
@walaal_duПродвигать
1,89 тыс.
подписчиков
10
фото
6
видео
3
ссылки
Wl salada kudadaal 😭♥️
К первому сообщению
Fadliga Soomka
Maalinta Cashuura
فضل صيام يوم عاشورا

Bisha Al-muharram waa bil barakaysan oo ku wayn Allaah agtiisa, waxeyna ka midtahay afarta bilood ee loo yaqaan {الأشهر الحُرُم} bilaha xurmada leh.

Sida Quraanka ku xusan Nabigana “صلى الله عليه وسلم” uu ku sheegay sunnada.

Afarta bilood ee xurmada leh waxay kala yihiin:

Muxarram
Dul Qacdah
Dul Xijjah
Rajab

أفْضَلُ الصِّيَامِ بَعْدَ رَمَضَانَ شَهْرُ الله الْمُحَرَّمُ

‘’Soon kan ugu fadliga badan soonka ramamdaan kadib waa soonka bisha Al-muharram…” [Muslim ayaa soo saaray]

Munaasabadda Soonkeeda

Waa maalintii uu Allaah ka badbaadiyay NABI MUSSE عليه السلام iyo qoomkiisa shartii Fircoon, marka shukri alaah dartiis ayaan usoomayna malintaasna waxay ahayd maalinta 10aad ee bisha Al-muharaam.

Fadliga Cashuura

عن أبي قتادة رضي الله عنه قال

سُئل النبي صلى الله عليه وسلم عن صيام يوم عاشوراء
فقال: إني أحتسب على الله أن يكفر السنة التي قبله. رواه مسلم

Waxaan Allaah kaga ajar dalbayaa inuu ii dambi dhaafo sanadkii ka horeeyay.’’

MARTABADAHA SOONKA CAASHURA:

Sida ugu Dhameystiran: Waa in lasoomo maalin ka hor ama maalin kadib caashuuraa, oo ah soonka maalinta 9aad iyo 10aad iyo 11aad.
Sida ku xigta: Soonka 9aad iyo 10aad.
Sida ugu hooseysa: Soonka 10aad oo kaliya.


Aan Ka faaiideysan dhalinyaro
Mahadsanidin 🙏


Qoraa by ((cankaar yare))


@walaal_du
Hada Ka hor baa juxa la dhahay juxa adaa cod macaane kaalaay salaada cishaha na tuji markaasuu aqbalay wuuna tujiyey kadib dadkiibaa Kala dhamaan waayey juxa cod macanidaa.
Kulahaa waliba bilaa waysay ahayee hadaan wayso qabi lahaa waa la yaabi lahaa


((Welcome asxabta cusub waqtiyada qaar qusulka io farxada wa jawi lo bahan yhaya 🔥❤️)))
Damaclow wax ha la wadaagin,xaasid wax haw weydiisan,jaahilna ha la dersin(jaaarin),istusna ha la walaalobin,bakhaylna ha la saaxibin,sirtaaada dadka qaar ha ukala furin(hala wadaagin)

🇸🇴🔥
#Xikmada: 163aad

Waxan kuu soo diray boqolaal fariin, waxana ku tusiyay boqolaal wado, lkn adiga wax aqrisna ma garanaysid wadadana ma haleelaysid.
𝗧𝗮𝗹𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻 𝗾𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗸𝘂 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗸𝗵𝘁𝗶𝗴𝗮, ❤️

1: 𝗞𝗮 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗼𝗼𝗯𝗮𝗻 𝗲𝗲 𝗮𝗮𝗱 𝗮𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗸𝘂 𝗹𝗲𝗲𝗱𝗮𝗵𝗮𝘆, 𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘂𝗴𝘂 𝗹𝗶𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻𝘁𝗼 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻𝗮𝘆𝗻 𝗲𝗲 𝗮𝗮𝗸𝗵𝗶𝗿𝗼 𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗵𝗼𝗿𝗿𝗲𝗲𝘆𝗮. 👌

2: 𝗦𝗮𝗮𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗼𝗼 𝗸𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗿𝘁𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝘂𝗱𝗵𝗶𝗶𝗯𝗮𝘁𝗮𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝗰𝗶𝗱𝗵𝗶𝗯𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗱𝗮𝗺𝗯𝗲 𝗸𝘂 𝗮𝗻𝗳𝗮𝗰𝗮. 😃

3: 𝗛𝗮𝗯𝗯𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘄𝗷𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗰𝗶𝗺𝗿𝗶𝗴𝗲𝗲𝗻𝗻𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗻𝗮 𝘀𝗮𝗴𝗼𝗼𝘁𝗶𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝘆 𝗮𝗹𝗯𝗮𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗴𝗲𝗲𝗿𝗶𝗱𝗮 𝗶𝗻𝗻𝗮 𝗵𝗼𝗿𝗴𝗲𝗲𝘆𝗮𝗮𝗻. 🥲

4: 𝗪𝗮𝗸𝗵𝘁𝗶𝗴𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗵𝗮𝗻𝘁𝗶 𝗮𝗮𝗻 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗰𝗮𝘆𝗱𝗵𝗼𝗼𝗯𝗶𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗴𝗲𝗲𝗿𝗶𝗱𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗼𝗿𝗿𝗲𝘆𝘀𝗮. 🙂

5: 𝗖𝗶𝗿𝗿𝗮𝗱𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝘀𝗮𝗵𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗴𝗲𝗲𝗿𝗶𝗱𝗮. 🧏

6: 𝗢𝗴𝗼𝘄 𝘄𝗮𝗸𝗵𝘁𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝘆𝗮𝗿𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗸𝘂 𝗱𝗮𝘆𝗮𝗰𝗱𝗮𝗮, 𝗴𝗮𝗯𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗮𝘆𝘂 𝗸𝗮𝗮 𝗮𝗮𝗿𝘀𝗮𝗱𝗮𝗮. 💁‍♂

7: 𝗗𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗴𝗮𝗮𝗱𝗶𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝘁𝗮𝗴𝘁𝗼 𝘅𝗶𝗱𝗱𝗶𝗴𝘁𝗮 𝗺𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝗸𝗮𝗮 𝗳𝗼𝗴 𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗶𝗱𝗵𝗮𝗮𝗺𝗮𝘆𝘀𝗮, 𝘅𝗶𝗱𝗱𝗶𝗴𝘁𝗮𝗮𝘀 𝗼𝗼 𝗮𝗵 𝗵𝗶𝗺𝗶𝗹𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮. 🤩

8: 𝗗𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗴𝘂' 𝗯𝗮𝗿𝘄𝗮𝗮𝗾𝗼 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗷𝗶𝗹𝗮𝗮𝗹 𝗱𝗮𝗯𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗰𝘂𝗿𝗮𝘁𝗮𝘆, 𝘅𝗮𝗴𝗮 𝗮𝗯𝗮𝗮𝗿𝗶𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗱𝗮𝗺𝗯𝗲𝘆𝘀𝗼-𝗷𝗶𝗹𝗮𝗮𝗹𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝘅𝗶𝗹𝗹𝗶𝗴𝗶𝗶 𝗰𝗮𝗿𝘂𝘂𝗿𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝘅𝗮𝗴𝗮𝗮𝗴𝘂𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝘅𝗶𝗹𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗴𝗮𝗯𝗼𝘄𝗴𝗮. 👤

9: 𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗱𝗵𝗶𝗯𝘁𝗼𝗼𝗱𝗼 𝗶𝗻 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗮𝘆𝗮 𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗳𝘀𝗮𝗱𝗮𝗮. 📚

10: 𝗞𝘂𝘄𝗶𝗶 𝗶𝗻𝗻𝗮𝗴𝗮 𝗵𝗼𝗿𝗿𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝗷𝗶𝗱𝗸𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗹𝗶𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻𝗲𝗲𝗻 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮𝘆𝗻𝘂 𝗺𝗮𝗿𝗻𝗼, 𝗶𝗻𝗻𝗮𝗴𝘂𝗻𝗮 𝗸𝘂𝘄𝗮 𝗶𝗻𝗻𝗮𝗴𝗮 𝗱𝗮𝗺𝗯𝗲𝗲𝘆𝗮 𝗮𝘆𝗮𝘆 𝘁𝘂𝘀𝗮𝗮𝗹𝗲 𝗶𝘆𝗼 𝗵𝗶𝗶𝗴𝘀𝗶 𝘂𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮. 💯

~ waqti bile✍️

╭┈──────────────
╰┈➤ - cankaar yare👤
Marka aanay mabda’aaga gilgilin eray qof kale yidhi intuu doono hakuu jiree

Marka ruuxdaadu ay ku dagto qiimaynta waxyaabaha yaryar sida inaad koob shaaha/coffee ah ku cabtid deganaansho, ama neecaw qaboow’i intay wajigaaga marto ay naftaada raali ahaansho kaga tagto carabkaaguna mowlaha mahadiyo, ama madaxu kuugu dago urta ciidda oo roob yari ku shuuxay

Markaad waqti qaali ah la qaadatid qof maskaxdaad godli kara, ama aad akhridid buug aad jeceshahay oo ku dawaafiya caalam aanay cid kale tagin adiga mooyaane.
Dagaalladii dhex maray labadii Imbiraadooriyadood ee Faaris & Romanka wuxuu socday 700 oo sanno, waxay galeen 1000 dagaal, illaa uu yimid Khalid Binu waliid kuna soo gabagabeeyey 4 sanno oo kaliya,

Faaris wuxuu kaga guulaystay 15 dagaal, taasoo dhidibada u siibtay imbiraadooriyadii Faaris,

Roomaanka oo dhanka bariga haysatay 1000 sanno iyagana wuxuu ku soo Af jaray 9 dagaal,

Kaddib labadoodii ayaa midoobay (Room & Faaris) waxayna isu keeneen 200 oo kun oo ciidan ah, wuxuu dagaal ku dhex maray iyaga iyo Muslimiinta wabiga Furaat, haddana 15 kun oo kaliya ayuu Khaalid Bin waliid ku baabiiyay is bahaysigii, wuxuuna ka dilay 100 kun oo nin.

Imbiraadooriyadahaasi waxay ku dhisnaayeen kibir, dhac, boob, dulmi & diin darro, balse Khaalid wuxuu watay ciidan ku dhisan, Akhlaaq, ixtiraam, dhaqan wanaag, caddaalad, & is dhul dhig.

Marka ay Kulmaan geesinimo iyo Akhlaaq iyo dhaqan wanaag (diinta islaamka), ..


(( birt 2 ))

Radiyallaahu Can-hu Khaalid Binu waliid. 🦁
Rasuulka N.N.K.H wuxuu yidhi: Alle subaxnawatcla waxuu yidhi

hadii Adoonkaygu jeclaado in uu ila kulmo ana waxaan jecladaa la kulankiisa,

haduuse naco kulankayga ana waxaan nacaa in aan la kulmo oo uu i arko!

W/W: Bukhaari 📚

📌Adoonka marka uu dhimanayo ee geridu kusoo xadirto hadii uu ahaa qof fican oo wanagsan
waxaa uu arkaa waxa ka horeeya ee nimco iyo barwaqo ah ee Alle u diyaariyey

markasuu jeclaystaa in ay tisii noqoto oo Alle la kulmo markasu isna Alle jecladaa la kulankiisa

hadise uu ahaa qof xun oo aan Alle rumaysnayn marka ay geeridu kusoo xadirto ayaa la tusaa waxa ka horeeya ee naar iyo ciqaab ah ee Alle u diyaariyey

markaasu nacaa in uu geriyoodo oo Alle sidaa kula kulmo markasuu Alle na nacaa la kulankiisa .


....
......................                 
                      ♡ ㅤ    ❍ㅤ      ⎙       ⌲
                      ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ
          ❍━━━━━━━ლ━━━━━━━❍  
Channel created