Смотреть в Telegram
Qaamuuska Qoraalka
Dheeldheelka qaarkii Qalbigaaga dhaawacay Adigoo dhibsanayaa Misna layska dhaafaa Adigoo dhirbaaxada Dhabannaanin karayoo Shan farood ku dhigi kara Dhan baa looga baydhaa Dhegta oo la awdiyo Dhoollohood caddaysaa Dhibta lagu illaawaa Dhurwaagii cabaadaba Dhawaq looma celiyee Isagoo dhuryamayaa Hadda laga dhaqaaqaa Dhoohnaanta qaarkeed Waa dheemman iyo luul Iyo shay dhammaysee Waa lagu dhabcaalaa! —Cabdiqani
Поделиться
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств
Запустить