Смотреть в Telegram
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Diin iyo Bakayle ayaa la tartansiiyay, dabcan markiiba waxa niyadaada kusoo dhacaya in Bakayluhu dheeraynayo, laakiin Diinka ayaa dheereeyay. Sabab, Bakayluhu waa talaabo fududyahay laakiin wuu is istaagaa oo marba meel ayuu ku boodaa cabbaar taagnaada halka Diinku gurguurto laakiin gurguurashada joogteeyo, waana sirta uu kaga dheereeyay Bakaylaha. Intan Cashar nololeed ayaa ku jira, in aad tallaabooyin badan qaado laakiin aad kala goyso waxa dhaama in aad maalin walba hal tallaabo qaado laakiin aad joogtayso. "Ilaahay acmaasha waxa uu ugu jecelyahay kuwa la joogteeyo haba yaraadaane" __ Xadiis. Joogtayntu waa mucjiso. W/Q: Sakariye sh Cabdiraxmaan
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств