Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

Канал
Логотип телеграм канала Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎
@rajadanoloshaПродвигать
5,53 тыс.
подписчиков
☘ Fariinta 📩.a Rajadu ka liged ma shaqeyao. Howl gal oo Handa dhaqaq. Walal🙏 Rajada lama xaddidi karo 🦋💛🍓.! Suuro gal ma aha inaan noolaano oo aan gaarno yoolkeena rajo la,an https://t.center/joinchat/fpPFf5UbR_sxMjU0
The owner of this channel has been inactive for the last 11 months. If they remain inactive for the next 9 days, they may lose their account and admin rights in this channel. The contents of the channel will remain accessible for all users.
#Follow me,  #INSTAGRAM keydan linkiga rac Instagram.com/@Qalbiyadeena marna kama qoomamayn doontid! Bugag📚 iyo sawir qoralo ah ayadna ka heleysaa
Fiicnaan lahaydaa in sidii fududayd een lambarkaaga u saaray oo kale aan xasuustaadana u saari lahaa.💔
@RajadaNolosha
#Follow me,  #INSTAGRAM keydan linkiga rac Instagram.com/@Qalbiyadeena marna kama qoomamayn doontid! Bugag📚 iyo sawir qoralo ah ayadna ka heleysaa
#Follow me,  #INSTAGRAM keydan linkiga rac Instagram.com/@Qalbiyadeena marna kama qoomamayn doontid! Bugag📚 iyo sawir qoralo ah ayadna ka heleysaa
Sanadkan sii dhamaanaya Muxuu kuu ahaa...?

1- Sanad aam rumeeyey wax badan oo riyooyinkayga ahaa....!!

2- Sanad Murugo oo xaalada badan oo Murugadooda wata aan la kulmay....!!

3- Sanad si walba ii caawiyey......!!

4- Sanad aanan ilaawi doonin.....!!

5- Sanad aan helay qodkaygii dhabta ahaa....!!

6- Sanad aan waayey qofkii aan jeclaa...!!

Bal intaas muxuu kuu ahaa adiga bal Nala wadaag ama kusii darso...?

@RajadaNolosha
Ruux dharaaro xasuus leh
Dhinacaaga ku qaatay
Dhab hadaad u cidlayso
Dhibta yuu la wadaagi?

Qalbigaad u dhawaatay
Hadii uu qof dhagaysta
Dunidoo dhan ka waayo
Yaa sidaada u dhawran? 💔😥

~ @RajadaNolosha
Forwarded from LAYLINTA RUUXDA✨️ 🧠 (Eng.Rayan ismacil Jamac👑 Ismacil Jaamac)
Cidnaha haka sugin inay ilmada ka tirto ..... hadaan adigu iska tirayn ...cidna hak sugin inay makaan sare ku gayso hadaadan adigu isk gayn .......ogow dhib walba gadaasheda dheef baa taala📝 duhur wanagsan akhyaar
Forwarded from LAYLINTA RUUXDA✨️ 🧠 (Eng.Rayan ismacil Jamac👑 Ismacil Jaamac)
Aqoonti saddex bay ubahantahay
1:Dhagaysi
2:Akhrin
3:Dadaal intaa haday meesha oolin waliga guul gaari maysid .saad guul gaarta marka hore tasbiixda badi dadaalna ku dar ...kana suul waxaan dantu kugu jirin📝
Dayaca dalkeyga yaal
damiirka nooleen ogeyn
dantiisa ka raacdayow
maalintii danbeyseyeey
wixii daa'inkey ku farey
Adoo taahayee il daran
talaabo kastood fashiyo
Qaraxaad soo dusisey
qayaano kastood fashaa
qabribaa kuu danbeyn
adoo qaati taaganoo
Nafta qarqarkaa ku joogto
Qayaamihii lagu horkeeney
maxaad ku Qoomameen
Ood Qaadirkaa u Sheegi?

@RajadaNolosha
... gar gaari meyside... ...Gacal beena hey jilin.

...Intaan go'ayo hey sugin ...Godka hey hanTataqin

...Anoo teydu soo gelin.

...Hey gorgorin ayaamaha

@RajadaNolosha
Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎
Photo
SIDII BUU KUU SUGAA DHE.

Siddii buu kuu sugaa dhe
Adiga kuu sahamiyaa dhe
Taswiirtaaduu sitaa dhe
Suuqayada la wareegayaa dhe
Sidii buu u suuxayaa dhe
Adigu aad u saaqaysaa dhe
Samirka wuu weheshadaa dhe.

Sadriga adigaa ku nool dhe
Sinaba kaama marmi karo dhe
Cuntada wuu ka soomayaa dhe
Sariirtana kama kacayn dhe
Salaaduu kugu tabaa dhe
Sahwiyo khalkhal buu galaa dhe
Allaha saatiruu baryaa dhe
Si uu kuu helo walaal dhe.

Dawiyo saxarlaad ahayd dhe
Siddii buu kuu rabaa dhe
Bogiisuu kugu suntaa dhe
Haween kulamuu simayn dhe
Jawaabtaaduu sugaa dhe
Fariimuu kugu sabaa dhe.

Intaa waad sii fogeyn dhe
Sadrigad ka duqaynaysaa dhe
Waxaad ku sintaa xumaan dhe
Saluugna  ku beeraysaa dhe.

Bukaan salaluu ahaa dhe
Sanciyo dawadiisi waa dhe
Aduu ku fishaa siddii dhe
Saqbadhka kuu toosayaa dhe.

Isagu kaama sii durkayn dhe
Si fudud kaagama tagayn dhe
Aduu kugu soo hirtaa dhe
Siddaad malagatahay ayuu dhe
Adiga kuu sara kacaa dhe.

Salaantaaduu jeclaa dhe
Si uu kuu helo ayuu dhe
Suugaanta u doorbidaa dhe.

Sidaad tahay dheemanayeey dhe
Halbawlaha dhiiga sidda dhe
Ayaanu si kin la'aan dhe
Inuu sito ubax casood dhe
Sooyaal hore caashaqii dhe
Kolkaad wada socon jirteen dhe
Kii aad siiseed jeclayd dhe.

Salaantiyo erayadii dhe
Sawdkaaguu doonayaa dhe
Ka saahid aduunyadii dhe
Saxnaantii buu rabaa dhe.
Sareedada caashaquu dhe
Si fudud ugu doogayaa dhe

Usoo noqo suubaneey dhe
Usoo celi saaxigii dhe
Rajiyo hamigii samaa dhe.

@RajadaNolosha
Ruuxii waayo aragaa
Walaahawga cashaqa
War bixintiisa haayeeh
Hawalaacin laab aad
Adigu uun uwayntahy

@RajadaNolosha
Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎
@RajadaNolosha
Miyaan Farxadihi illaaway...? 💔 أولادالمحبة
.........................

Aheey garashada ogaalka
Anoo hagi kara naftayda
Intaan aaminay dareenka

Maxaan saqda dhexe allaylki
Cabdow ulashada boggayga
Anigu eedeeyay ruuxda
.............

Sariix anigoo arkaaya
Nolosha qof yar oo insaan ah
Intaan iibiyay qudhaydi

Ayaamo maxaan ka tuugay
Awoodaha maamulkaygi
Inaan helo oon yagleeoo
.............

Dulmiga falan iyo asqowga
Aroorkiyo laba attaaka
Kun jeer anigoo ujeedo

Intaan adimada jujuubay
Maxaan dibnahaygi owday
.............

Maxaan waqti badan ablayda
Afeysane la i dul saaray
imlaaqeediyo xanuunka
Intaan u adkaysan maagay
Maxaan ka ilmeeyay hoosta
.............

Dadkoo badi oogta waaga
Intay ka bogteen manaamka
Aadaanka kusoo nibdaaday

Axeeydiyo waalalowga
Intaan weheshaday waraaqda
Xasuusta maxaan la ooyay
.............

Walaal hirashada aduunka
Markynu ahayn caruurta

Noloshan aafowday eega
Han iyo udug bay lahayd dhe
Ilays baxayay ahayd dhe

Awoodaha caashaqiisa
Qof uu axdi idin dhex yaalo
Intuu ku canaanto maalin
Cid baan ku adoonsanayne

Da'daydu markay uruurtay
Miyaan farxadihi illaaway 😥
💔 2022

@RajadaNolosha

💯
.
Telegram Center
Telegram Center
Канал