Смотреть в Telegram
Qaraabada ay noloshu kuu doortay, (dadka ehelkeenna ah), waxa ay tusaale u yihiin dhiiggaada iyo sinjiyaddaada, oo ehelkaagu waa meel laga raadraaci karo abtirkaaga. Laakiin qaraabada aad adigu dooratay (saaxiibbadaa), waa muraayad laga qiimeyn karo shakhsiyaddaada iyo caqligaaga. —Ladane
Telegram Center
Telegram Center
Канал