[𝟮] : 𝗜𝘀𝗱𝘂𝗹𝘁𝗮𝗮𝗴𝗶𝗱:
Aayaada 4aad suurata Az-Zalzala 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵 waxuu dhahy: “ - Dhulka - Maalintaas waxay ka warrami akhbaarteeda.”
Micanah Dhulka wuu kugu marag kacayaa ama wuu kugu marqaati furi doonaa maalinta qiyaamo shaqadii wanaagga iyo xumaanta aa ku samaysay korkorkiisa, maxaa yeelay dhulku wuxuu ka mid yahay dadka kugu maragfuri doona maalinta qiyaamo.
Salmaan Maddow ✍