Cidna kuuma qoondayn,
inaad qaalli noqotaaye,
ruux waliba wuxuu qalad galaa,
lagu qisaasaaye,
qiimaynna waxaa loo dhigaa,
waa qof kaa mudane,
lama qariyo kii gala wanaag,
qoom kastuu yahaye
𝐐𝐀𝐋𝐈𝐍 & 𝐐𝐄𝐄𝐗𝐈𝐃
Share your friends
👇😇
https://t.center/Qalin_Qeexid