Смотреть в Telegram
NUXUR SIDA️
Ghassan kanafani ayaa u qoray xaaskiisii anie 1972dii ka hor intii aanay dilin ciidamadii sirdoonka yuhuudu: "Da'da aniga ayaa kaa weynaa jaceylkana adiga ayaa iga weynaa. Dumarku marka ay wax jeclaadaan waxa ay noqdaan hooyooyin. Anaguna marka aanu raga nahay waanu yaraana ilaa aanu noqono caruurtooda".
Поделиться
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств
Запустить