Смотреть в Telegram
📚
𝐊𝐨𝐛𝐜𝐢𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥
📚
(إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ) Waxaan aad uga mugaysanahay dilka loo gaystay hogaamihii ururka xaq u dirirka hamas Mujjaahid yaxye sinwaar Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa umada muslimiinta inta dareenka la wadaagta reer Falastiin iyo mujaahidiinta xamaas Mujaahid yaxye sinwaar wuu shahiiday hadii ay dhimashu sharaf leedahay goobtii raga ayuu ku shahiiday Eebena waxaan uga baryaynaa janatu fardowsa in uu ugu badalo camalkiisii
Поделиться
Telegram Center
Канал
Присоед.