Смотреть в Telegram
5 cashar oo ay noloshu i bartay waxaa kamid ah kuwan soo socda👇🏾 1. In cimrigaagu socdo daqiiqad kasta, oo aad kusii dhawaanayso maalinta geeridaada.😥🍁🧭 2. In markaad dhimato kaliya ay kaa hadhayaan dhaqamadaadii xumaa ama kuwii wanaagsanaa ee aad samayn jirtay ❤️‍🔥💫🤍 3. In dadka qaar aanay mudnayn in lagu kalsoonaado sobobto ah shaqsiyada xun ee ay leeyihiin gudaha ma ahan dibada‼️⚡️😥 4. In wakhtiga ugu qiimaha badan ee aad haysataa uu yahay waqtigan dhalinyarnimada oo ay jiraan laba jaanis oo kala ah •caafimaad •waqti🧭💝💯 5. Innaan waxyaabaha qaarkood iyo dadka wanaagsan lagu helin xoog, dagaal, ama aflagaado, ee lagu helo sabir, iyo dhaqan wanaag, iyo shaqsiyad nadiif ah. ✅️👏🤞♥️ By abdulaahi mohamed ciise
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств