Смотреть в Telegram
𝗛𝗮yaan𝗸𝗮_Nolosh𝗮
💜
🌿
🌸
QAAR KAMID AH XIKMADIHII - PAULO COELHO باولو كويلو- TRJM -ENG SALIH Hadda hoo: 1.Noqo qof wanaagsan laakiin waqti ha isaga lumin inaad caddeyso" 2.Ha ku lumin wakhtigaaga sharaxaad: dadku waxay maqlaan kaliya waxay rabaan inay maqlaan" 3.Aqoon la’aanta waxa lagu qiyaasaa inta ay le’eg tahay aflagaadada uu qofku isticmaalo marka aanu jirin dood uu isku difaaco" 4.Haddii aad rabto inaad guul gaadho, waa inaad ixtiraamtaa xeerkaan Naftaada been ha u sheegin" 5.Si aad u noqoto qof hal abuur leh, noqo geesi oo ha dhegaysan ra'yiga dadka kale" 6.Waxaa jira hal shay oo riyada ka dhigi kara mid aan suurtogal ahayn waana cabsida laga qabo guul-darrada" 7.Sida aad ula dhaqanto naftaada ayaa go'aaminaysa habka ay dadka kale kula dhaqmaan" 8.Dhibaatadu waxay dhammaanaysaa markaan joojino cabsida waxyaalaha aynaan ka fogaan karin" 9.Haddii aad ku dhiiran tahay inaad tiraahdo "Nabadgelyo" Noloshu waxay kugu abaalmarin doontaa "hello" cusub" NALA WADAAG XIKMADA AAD KA HESHAY W/Q: Abdullahi Mohamed iise
Поделиться
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств
Запустить