Смотреть в Telegram
𝗚𝘂𝘂𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗛𝗮𝗻𝗼
🩵
✨
🌱
🌹
📚
📖
📌
"Horumarka nolosha waa mid ku xiran dadaalkaaga iyo kalsoonida aad isku qabto. Haddii aad rabto inaad gaarto yoolalkaaga, xusuusnow in guusha aysan ahayn mid soo degdegta, balse ay tahay mid ka timaadda dulqaad, shaqo adag, iyo niyad-sami." Had iyo jeer is xasuusi: Wax kasta oo aad dadaal u gashid way suurtoobaan. Guuldarrooyinka waa casharro, guushuna waa abaalmarinta dadaalkaaga. Maalin walba waa fursad cusub oo aad horumar ku sameyn karto ka faa’iidayso. Ku kalsoonow naftaada, hana ka daalin inaad ku dadaasho inaad noqoto qofka ugu fiican ee aad noqon karto! NABADIINO SAAXIIB.
Поделиться
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств
Запустить