Смотреть в Telegram
Waxaa la yiri, Dadka guryahooda jaceylka ku heysta, ee qalbi ahaan xasillooni, marka ay bulshada dhex galaan, waxa ay raadiyaan cid ay wada shaqeeyaan, cid ay wax wada bartaan, cid ay khibrado wada kasbadaan, cid ay aragtiyo ku midoobaan iyo cid ay si siman u sheekeystaan, una kaftamaan. Laakiin dadka guryahooda jaceylka ka waayay, ee qalbi ahaan dhaawaca u dareemayaa, marka ay bulshada dhex galaan, waxa ay raadiyaan cid jeclaata, cid fahanta, cid ammaanta, iyo cid u naxariisata. W/Q Ladane C Xasan
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств