Смотреть в Telegram
SHEEKO TIME 😂 -Oday baa wuxuu duunyo ka lahaa guri uu 20 sano dhisayay oo uu ku soo tiir iyo tacab beelay, Hadaba Wiilashiisa mid kamid ah ayaa maalin ku yidhi,:- •Aabo hadaad maanta madaxa laabatid xitaa waxba dunida kaga tagi meysid oo caydh baad tahay' Odaygii baa malintii dambe xanuunsaday dabadeedna wuxuu Wiilashiisa u qoray warqad dardaaran ah. -Wuxuu ku yidhi:- •Waxaan xoolo shaqaynayay intaan noolaa waxaan ku iibiyay dahab farabadan wuxuuna ku aasan yahay guriga hoostiisa, ee hadaan dhinto, dumiya guriga oo dhaxalkaas qeybsada. -Wiilashii odaygii Aabahood ahaa markii uu xijaabtay isagoo aan weli la aasin bey gurigii dumiyeen, aas aas kiina hoos u qodeen, saa waxey ugu tageen Dheri afka ka xiran, markeey fureena waxey ku dhex arkeen warqad ay ku qoran tahay, “Hadaad rag tihiin bal isugu tagoo gurigaas oo kale dhista Nijaas Yahay.!!! 😂😂 Noloshu macalinsanaa!.💥 Ku biir hada @DoobirSOM
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств