Qoraal✍ mudan Qaadasho💯

Channel
Logo of the Telegram channel Qoraal✍ mudan Qaadasho💯
@qoraal09Promote
10K
subscribers
1.25K
photos
22
videos
256
links
Halkaan waxaad Ka heli Kartaa Qoraal ku cajab Giliya. saaxib la Noqo wax aqrinta oo nala saaxib 🙏
To first message
استغفر الله العظيم و اتوب اليه 🤍.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
وَكَانَ اللَّهُ غَفُورًا رَّحِيمًا 🤍🕊
Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@Cilmu_nafsi_10
@Dabiibe_Jacayl
@Saxiibka_Nolosha
@Maskax_maaal
@Hagaha_nolosha
@qoraal09
@halgnka

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
Baro shaqsiyadda qofka aad la dhaqmeyso intaa ka dib waxa aad kula tacaamuleysaa waa ay ku fududaaneysaa
Waa wax lala yaabo in aynaan si buuxda u qadarin qof ilaa uu ka waayo nolosheenna, taas oo innaga reebaysa xasuus qadhaadh.😭😭😭💔
Ma ogtahay in ay jiraan 6 adeegyo oo qiimahooda yahay $54, laakin in aad100% FREE ku heli karto hadii aad sii dalbato buuuga cusub ee TAAYARKA NOLOSHA 00 aad ku dalban karto keliya $10"
Maseerku Waa Bilowga Qalbi jabka ka si kastaba. Marna ha ogalaanin waxaan Qalbigo dagnaasho ku. dareemeynin
Xaas baari ah iyo owlaad baari ah igu doceya Aniga baari waan ahay xisaabta ku darasada 😂
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Waxaa sharaf ii ah in aan idin oggeysiyo in ay si rasmi ah u furan tahay sii dalbashada buuggeyga cusub ee *Taayarka Nolosha; Lixda tiir ee lagu dhiso nolol dhammeystiran.*

Ku dalbo buugga keliya $10, oo hel faaidooyinkan hoose si 100% bilaash ah:

1. Free Clarity Group Coaching Session (Worth $25)
2. Free 1-Month Subscription to the Exclusive Journaling Club (Worth $15)
3. Free 1-Month Subscription to the Empowerment Edition newsletter (Worth $2)
4. Free Access to the Taayarka Nolosha Workshop (Worth $7)
5. Free 300 Journaling Prompts designed for the book (Worth $5)
6. Lifetime Access to my Sunday newsletter

Hel dhammaan adeegyadaas keliya adiga oo ku iibsanaayo buuggeyga $10 keliya. Waxaan rajeynayaa in aad kamid noqoto dadka ugu horreeyo oo ka faaideysta!

What'sAppka Number: +252614035267 / 61 4036148

Guleyso Alle idamkii kana faaideyso fursadahaas inshallaah!
Ma jiro wax ka xoog badan qof qalbi jaban, oo dhoola cadeynaya.
Waqtiga. Waa cajiib. Mararka Qaar ma sharxi kartid caqabadaha ku so wajaha Adiga Oo Aan. Xal keyda helin
248- عن عائشة رضي الله عنها عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: «مَنْ ظَلَم قِيدَ شِبْرٍ مِن الأرْضِ؛ طُوِّقَهُ مِن سَبْعِ أَرَضِين».
[صحيح] - [متفق عليه]

Nuxurka xadiiska waa: “Qofkii xoog ku qaato taako dhul ah uusan laheeyn waxaa qoorta loo suraa todobada dhul asaga oo qoorta ku sito ayuu imaanaa maalinta qiyaamo”.
Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@Cilmu_nafsi_10
@Dabiibe_Jacayl
@Saxiibka_Nolosha
@Maskax_maaal
@Hagaha_nolosha
@qoraal09
@halgnka

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
Hadii aad ogaan laheed xanuunka, dhibka iyo shaqada adag ee laga maro si looga soo kabsado joogteyn la'aan..

Daqiiqad kasta waxa aad ku mashquuli laheed sida aad naftaada u tarbiyeen laheed!

Iska gaar!
" Dhalasho wacan markaan leenahay taas macnaheedu waa sanad baan xabaasha u dhawaaday taasi ma wax lagu farxa". Sh. Mustafe
Some people just act like they are trying to help you.
“Si kasta oo laguu yidhaa waad guulaystay intaad Aduunka joogto taasi waa waxba kama jiraan iyo madadaalo, Guusha dhabta ahi Aakhiro ayey taala, Alle ha inaga wada dhigo kuwo Aakhiro guulaysta”

Sh Mustafe Xaaji ismaacil.
Right person always stay.🖤
More