Ha noqon;sida kuwa dadka lacagta leh u hadyeeya waxyaalo qaalli ah,halka dadka fuqarada ahna ay u hadyeeyaan dharkay soo isticmaaleen(iyo waxyaalo raqiis ah). _____ @oraahyo.
"Waxaynu ku noolnahay caalam yaableh oo fuqaradu ay dhawr meyl soconayaan si ay cuno u helaan halka kuwa hantida lehna ay soconayaan dhawr meyl si ay si ay u burburiyaan cunnada ay cuneen"
"-Waxa laga yaabaa inay mushkilad ku haysata oo aad cidhiidhi nolosha ah dareemayso-waxa laga yaabaa si aad dhibtaa uga baxdo inay kaa xigto adiga oo Alle dembi dhaaf weydiista".