Oraahyo

Channel
Logo of the Telegram channel Oraahyo
@oraahyoPromote
8.36K
subscribers
332
photos
1
video
41
links
Halkan waxaad ka helaysaa Oraahyo iyo xikmado, afcarabi ku qornaa oo Afsomali loo turjumay.
Waxba berri ha u dib dhigin;waxa aad doonayso inaad dhimato adigoonan samayn mooyee.
(: @oraahyo.
Haddii joogitaankaaga iyo maqnaantaadu iskumid noqdaa...Tag.
"Annagu markaanu shiinaha joogno waan awoodnaa inaanu Darwin naqdinno laakiin dawladda ma naqdin karno.
Idinkuse-reer mareykan-waa awooddaan inaad dawladda naqdisaan se inaad Darwin naqdisaan awood uma lihidin "
-Aqoonyahan shiineys ah.

@Oraahyo
Ha noqon;sida kuwa dadka lacagta leh u hadyeeya waxyaalo qaalli ah,halka dadka fuqarada ahna ay u hadyeeyaan dharkay soo isticmaaleen(iyo waxyaalo raqiis ah).
_____
@oraahyo.
Dhaqanka aqoon'laawayaasha waxa ka mid ah;inay jawaabaan intaysan dhagaysan,dooddaana intayna wax fahmin,xukmiyaanna waxayna garanayn.
_____
@oraahyo.
Gacmaha wasakhaysani waxay daliil u yihiin lacag xalaal ah(shaqee)
____
@oraahyo
Ma jiro "dal faqiir ah"wuxuunbaa jira nidaam(ama xukuumad)ku fashilantay maamulidda (iyo ka faa'ideysiga)kheyraadka dalkooda.
_
Ninka dhabta ahi uma baahna da' cayyiman si uu u muujiyo raganimadiisa,hooyadii ayaaba ku dhasha isagoo nin rag ah.
_): @oraahyo.
"Deston law"waa nin maraykan ah wuxuu damcay inuu gurigiisa ku iibiyo 1Million oo Dollar,cidna way ka iibsan wayday. Kadibna wuxuu shaaciyay inuu 1 Dollar ku iibinayo, laakiin uu ku iibiyo hab qori tuur ah(ku nasiibis). Wuxuu daabacay kaadhadh midhkiiba uu 1 Dollar yahay,waxa laga iibsaday 2million oo kaadh,sidaana wuxuu ku helay 2million oo Dollar.
_____
@oraahyo.
Haddii dadku ay ka hadli lahaayeen waxay fahmayaan uun,aamusnaantu waxay gaadhi lahayd heer aan la hadlinba.
(: @oraahyo
"Waxaynu ku noolnahay caalam yaableh oo fuqaradu ay dhawr meyl soconayaan si ay cuno u helaan halka kuwa hantida lehna ay soconayaan dhawr meyl si ay si ay u burburiyaan cunnada ay cuneen"

@oraahyo.
Qofka aan wax aqrin,waxba ma dhaamo ka aan waxba akhrin karin.
(: @oraahyo.
HOOYO;Allaw si fiifan ayay noosoo barbaarisay,wax badan waynooosoo jeeday,Allaw abaal uga dhig jannada Fardawsa iyo inay farxad ku noolaato.
(: @oraahyo.
"Qofka aamminsan in jacaylku yimaado guurka kadib,waa sida ka isku dayaya inuu sigaarka gadaal ka shido"
(: @oraahyo.
Haddii roob xorriyad ahi cirka kasoo daadan lahaa,waxa la arki lahaa addoomo dallado sita.

(: @oraahyo.
"Haddaad garanayso nin aniga igaga kaa jecel i tus aan u hambalyeeyo,kadibna dilee"
~naziir qabbaani.
_______
Buug PDF somali ah: @kaydbooks
Dadka waawayni carruurta waxay ka baran karaan 3cashir:inaad faraxsanaato bilaa sabab,inaad marwalba mashquul ahaato,in waxad doonayso awooddaada oodhan isugu keento-si aad u hesho-.

@oraahyo
Waxkasta Awood(qassab) waad ku heli kartaa,Jacaylka iyo ixtiraamka mooyee.

@oraahyo
"-Waxa laga yaabaa inay mushkilad ku haysata oo aad cidhiidhi nolosha ah dareemayso-waxa laga yaabaa si aad dhibtaa uga baxdo inay kaa xigto adiga oo Alle dembi dhaaf weydiista".

@oraahyo
Qof dartii muuqaalkaada ha u qurxin, maxaa yeelay dhammaateena kuwa caadi ah ayaynu nahay marka loo eego dadka aan na aqoonin, kuwa kibir badan ayaynu nahay marka loo eego kuwa na neceb, kuwa wanaagsan ayaynu nahay marka loo eego kuwa na yaqaana, dad cajiib ah ayaynu nahay marka loo eego kuwa na jecel.

@oraahyo
More