β¨1/365maanta iyo fursad kale uu Alle ku siiyey ka faaideyso OO dheh Alx π
" hadday murugadu laabtayda cidhiidho waxa aan ka weheshadaa OO aan isku dhaafiyaa xanuunka waayaha kitaab iyo shamac aan la hoos fadhiisto marka aan akhriyaayo "
~ Ahmed ibnu faaris