View in Telegram
wuxuu ahaa arday wax ka barto Jarmalka muwaadin Muritaani caadi ah laakiin 15 sano lagu iloobay xabsiga guantanamo bay jirdil owgii caqliga beeli gaaray kadib markay xukuumadiisa u dhiibtay sirdoonka CIA wuxuu yiri : ( saraakiisha maraykanka waxay iisheegi jireen in wadamada carabta ayna dowlado ka jirin agtoodana wax qiimo ah ayna ka lahayn , dowlado ogol in muwaadin wax dambi ah aanan galin shisheeye u dhiibto ) 3 dal oo Muslim ayaa la imariyay la iguna bahdilay anigoo ah arday aanan wax dhib ah gaysanin dalkayga muritaaniya Urdun iyo Turkiga kadibna aan is waydiiyay islaanimada aan sheeganayno ma dhabaa mise waa bug ! haddii aad carabiga fahmayso waan kugu la talin lahaa . @Ab0uDy7
Telegram Center
Telegram Center
Channel