View in Telegram
Waxa aad Filanayso, Waxa Dhaca iyo Waxa aad Awooddo Qabashadeeda! Marka ugu horreysa ee fikrad kugu soo dhacdo ama aad hawl qabashadeeda u dhaqaaqdo, waxa aad rejaynaysaa in fulinteedu fududahay (sida laynka 1 aad ka muuqata), kaddib waa ay kugu adkaanaysaa bilowga ba (Sida laynka 2 aad ka muuqata). Waana halka dad badan kaga hadhaan. Balse haddii aynnu ognahay awooddeenu waxa ay qaban karto (Sida laynka 3aad ka muuqata), isma aynnu dhiibneen. Waxa aad ka gudbi kartaa caqabado badan, oo aanad ogeyn in aad ka tallaabsan karto. #Abdisalam Gobabe.
Telegram Center
Telegram Center
Channel