Saliga Nabiga waa mid weyn, gaar ahaan maalinta Jimcaha.
#baraarujn culimadda waxay yidhaahdaan ,ma noqaneyo mid sunnaha rasuulka raaca oo fuliya qofka ku gaabsada kaliya (صل الله عليه وسلم) maxaa yeelay marka nabiga lagu salineyaa waa inaan laga reebin aalka (آل ) nabiga , saxaabada marka ay nabiga waydiiyeen qaabkee ayeynu kugu Salinaa? Dhamaan alfaadaha iyo siiqada nabiga saxaabadii baray majiro mid ka Maran aalka nabiga.
Qofka hadii uu saliga ibraahimyada akhrin karin waa inuu yidhaaahda (صل الله عليه وآله وسلم) oo aan ka tagin aalka nabiga.
@nafta1hagaaji