مِنكُم مَّن يُرِيدُ الدُّنْيَا
Waxaa idinka mida ah ruux doonayo aduunyo.
💔🤦🏾♀️
وَمِنكُم مَّن يُرِيدُ الْآخِرَةً
Waxaana idinka mid ah ruux doonanyo aakhiro.
🥺❤️
Adiga ayaa kala dooran karo mida aad doneysid"
Aduunka dooro oo ku dadak sida u heli leheed ilaheyna uu kaa kala daadiya indhahana faqri ayu kaa sara hanti walbo heysatana Kuma qanacdid wayo aduun ayaa kula weyn"
Aaqiro doono oo camal wanagsan fal qeyraatka udadaal alle ayaa ku siinayo aaqiro wanagsan aduunkan isago kuu duleysan ayuu ku imaan".
الجوهرة العيفيفة
✍️
@nafta1hagaaji