Digniin muhiim ah oo ku socota haweenka dhawrsoon:
Ilahay Sareye wuxu yiri :
{وَقُلْ لِلْمُؤْمِنَاتِ يَغْضُضْنَ مِنْ أَبْصَارِهِنَّ وَيَحْفَظْنَ فُرُوجَهُنَّ وَلَا يُبْدِينَ زِينَتَهُنَّ}
{Waxaad ku dhahdaa mu’minaatka ha ka laabeen aragyadooda (xaaraanta) hana ka ilaaliyeen xubnahooda gaarka ah
(galmo xaaraan ah iyo inay soo bandhigaan cowradooda)
Al-Nawawi - allaah ha u naxariistee - wuxuu yiri: “Aragtida saxda ah ee ay qabaan culimada intooda badan iyo inta badan ee saxaabada ayaa ah in ay ka mamnuuc tahay haweeneyda in ay fiiriso qof ajnabi ah, sida ay uga mamnuuc tahay in lafiiriyo iyada .