🌹🌹Xikmada maanta🌹🌹

Channel
Logo of the Telegram channel 🌹🌹Xikmada maanta🌹🌹
@murtidamaantaPromote
5.79K
subscribers
209
photos
5
videos
40
links
"Anni masuul kama ihi fahankaaga balse waxaan masuul ka ahay waxaan halkan ku qoro " Qore bogan @murtidamaanta "mustafe sheekh maxamed" +251919711136
To first message
U codee in channel kan uu bulshada qiimo u leeyahay oo uu sii wadi karo dhiiri galinta?
Anonymous Poll
83%
Faa,iido ayuu u leeyahay waa inuu furada
6%
Faa,iido umalaha waa in la xidhaa
11%
Ma aqaano
"Haddii aad caqliga dhisto waxaa ku ilaalin doona kuwa jidhkooda dhisay , caqliga ayaa ka xoog badan awooda jidhka "
"Mararka qaar dhibaatada ayaa daris laga dhigtaa si ay raaxo ugu noolaadaan kuwa kaa danbeeya "
Qofka taajirka ah waa qof la imtixaanay qofka faqiirka ah waa qof la imtixaanay , nolosha ayaa ah imtixaan
Iska ilaali niyad jabka waligaana khayr filo waxaad kamid noqon doonta kuwa gaadha hadafkooda kana rumeeya
Si kasta oo ay caqabaduhu kuu hareereeyaan waxaa jiri doonta maalin aad kabixi doonto kadibna aad dhoolo cadayn doonto
"Ciid mubarak kulu caam wa antum bil khayr "
Nabad galyo iyo naxariis korkooda ha ahaato kuwa salaatul qiyaamka u Taagan habenkii, kuwa carabkooda iyo adinkoodaba laga nabad galay kuwa dadka khayrka fala xumaantana ka reebo , naxariis iyo nabad korkooda ha ahaato Kuwa la dulmiyay ee samirka ka doorty , kuwa aan caafimaad qabin
Een aan rabigood caasiyin kuwa maalintii sooma Habeenkiina salaada

Naxariis korkiisa ha ahaado qof kastoo Muslim ah Allaahna rabina ku raali galiyay rasuulkiisiina raacay (SCW)
"Haddi aad aragto Nin aan qalbiga ku haynin dumar waxaad arkaysaa nin maaha e waa mayd u baahan in la duugo oo qabriga la dhigo"
Waxay silic iyo rafaad la soomartay korintoodii, waxay ka walbahaartaa halkii ay wax uga keeni lahayd kadib markuu masuuliyadii gabay aabohood

Mar waxay u tahay hooyo marna waxay utahay aabo u shaqeeya oo quudka maalin laha u raadiya

Hooyo allow dhawr
Shayga ugu horeeya ee qofku waa inuu ka fikiraa naftiisa inta uuna ka fikirin naf kale
Nabad galyo korkooda ha ahaato kuwa nolosha ku cadiban ee wali dhoolo cadaynaya , kuwa qalbiyadooda la dhaawacay ee wali samirka cuskanaya, kuwa qadartu haleeshay ee leh " Allah ayaa mahadleh nagu sababay qadartan "
Haddi aad rajaynayso inuu  aduunku cadaalad noqon doono sababto ah adaa caadil ah , waxaad tahay nacas, waa siddi adigooo rajaynaya inuuna libaaxu ku cuni karin waayo adigu libaaxa ma cuntid
Akhlaaqda jaahiliga waxaa kamid ah :- inaad ka jawaabto adoon dhagaysan, inaad mucaarado adoon fahmin, inaad xukunto waxaadan garanaynin
Qofna ha u ogalaan Inuu qalbigaaga kiraysto ilaa uu noqdo kirayste xushmad iyo qadarin badan
Haweenku way iloobaan ninka qalbigooda jabiyay balse ka tagay lkn ma iloowaan ninka qalbiga ka jabiyay haddana ka farxiyay ilaa oo ay ka dhoola cadeeyaan
More