Maan_maal
Channel
@maanmaal12
Share
Promote
462
subscribers
Xikmado,suugaan iyo waxkastoo dheefleh insha allah
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start
Maan_maal
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
🤍
Maan_maal
https://t.center/Hankaproduction
Ku soo biira sxpayaal kan aniga ayaa leh
Telegram
Hanka pro
Diini,Xikmado,Dhiiri-gelin,Taariikho Iyo Wax kasta oo manfac inoo leh Aduun iyo Aakhiraba.
Maan_maal
Forwarded from
Hanka pro
(
ƘHaĎèr MãxamèĎ
)
"Waligaa hoos ha u dhigin madaxaaga, mar walba sare u qaad, Adduunka indhaha, indhaha u saar"
Helen keller
999 xikmadood
Maan_maal
___
Gabay: «Istaageerid-day laba gacmood tamar ku yeeshaan e,
-haddaan bidixda. midigtu tirinayn tahar ma goyseen.»
Maan_maal
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
🤍
Maan_maal
Forwarded from
Hanka pro
(
ƘHaĎèr MãxamèĎ
)
Maahmaah:
Beentada hore runtaada dambe ayey____?
Anonymous Quiz
2%
Liqdaa
80%
Dishaa
4%
Ridaa
13%
Xumaysaa
Maan_maal
Ku soo biira, Channelkaas
Maan_maal
Forwarded from
Hanka pro
(
ƘHaĎèr MãxamèĎ
)
Waxaan nahay umad eebe ku uumay, Meel ka mida meelaha ugu strategy san ee caalamka, Bariga Afrika, Gaar ahaan Geeska Afrika.
Maan_maal
"Eey kastaa maalin ayuu leeyahay."
😁
Waa dabbaaldeg sanadle ah oo ka dhaca Jiaobang, Guizhou, Shiinaha, waxaa lagu xusaa eey badbaadiyay dadkii ugu horreeyay ee deegaankaas degay ka dib markii uu u horseeday meel biyo leh oo ka badbaadiyey harraad.
ILAAHAY ayey mahadi u sugnaatay inagu manaystay diintiisa toosan.
Alxamdulilaah
❤️
❤️
❤️
Maan_maal
"Mid kasta oo raba inuu gaadho yool fog waa inuu qaado talaabooyin yar yar oo badan"
Helmut Schmidt
999 xikmadood
Maan_maal
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
🤍
Maan_maal
" Warbaahintu waa awooda ugu xooga badan dhulka guudkiisa, waxa ay haystaan awooda qof bilaa dambi ah lagaga dhigo dambiile iyo awooda dambiile lagaga dhigo bilaa dambi, taasina waa awood badni, Maxaa yeelay waxa ay xukumaan maskaxda dadka!"
Malcolm X
999 xikmadood
GlpwacanAsxaabta
☕️
Maan_maal
" Cadawg ugu weyn ee Islaamku waa muslimka jaahilka ah, kaas oo xanaaqiisa iyo xamaasadiisa ku samaynaya, falal sumcad daro u soo jiidaya Islaamka, Dadka kalena marka ay arkaan waxa ay moodayaan inuu islaamku yahay isaga oo kale! "
Sh Axmed diidaat Aun.
999 Xikmadood
Maan_maal
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
🤍
Maan_maal
Maan_maal
pinned Deleted message
Maan_maal
Shanta Qaanuun ee
Aftahannimada
.
Shantan qodob ayaa waxa loo yaqaan shanta qaanuun ee saldhigga u noqday fagaara ka hadalka ilaa maanta waa lagu dhigaa goobaha
lagu barto fagaare ka hadalka.Alliifid, qodobka kowaad ee alifaaddu waa in aad mawduuca
dooratid, waa marxalad-maskax-tuujineed, tusaale ardaygu inta
uusan diyaarin buuggiisa qalin-jebinta jaamacadda waxa uu doortaa mawduuc uu aad u soo daraaseeyey.
Qaabayn, waa habka aad u kala hormarin lahayd qoraalkaaga iyo
hadalkaaga, tusaale; musharraxu ayaa waxa uu u qaabeeyey
hadalkiisa sidan, marka hore waxa uu ka hadli doonaa xuquuqda
madaniga ah, marka labaad waxa uu ka hadli doonaa dhaqaalaha, marka saddexaad waxa uu ka hadli doonaa xidhiidhka caalamiga.
Habka, waa dib u habayn erayga, jumlada iyo qoraalka oo dhan, İsku
dheelitirs si erayadu isu raaci karaan iyo habka ugu habboon ee
hadalku heersare ku noqon karo. tusaale; Musharrax ayaa waxa uu
hadalkiisa ka hormarinayaa tusaalooyin qosol leh, ka dib ayaa waxa uu usoo gudbaya ujeedkiisa iyo dulucda hadal.
Xasuus, waa fahan iyo habka loo xifdiyo si loo xasuusto oo aan
loogu dhibtoon jeedinta.
Jeedin, waa marxaladda ugu dambaysa, waxay diiradda saaraysa habka ugu habboon ee loo jeedo hadal.
XIGASHO/BUUGA AFTAHAN.
SUBAXWACN Jaalayaal
☕️
Maan_maal
❤️
Maan_maal
"Qofkii ka baqa in uu buuraha fuulo cimrigiisa
00 dhan wuxuu ku noolaadaa booraan
"
Imaam Shaafic
Maan_maal
God abeeso ninkii
Illinkeeda degow
Taladaadu iyaa
Ma allow sahal baa?!
AbwaanHadraawiAun.
Maan_maal
Su'aalDiinah:
Quraanka kariimku wuxuu soo dagayey mudo___?
Anonymous Quiz
19%
21 sano
8%
22 sano
58%
23 sano
9%
25 sano
6%
26 sano