View in Telegram
AHDAAFTA GUUD EE LAGA LEEYAHAY MIDEYNTA. 1-Ka gudbka kala duwanaanta diimaha, iyo khilaafaadka ku dhisan dagaal diimeedyadii hore, kaaso handadaya nabad galyada caalamka, iyo in laga cudurdaarto dhibaatoyinkii ey sameeyeen dadkii hore . 2- in la inkiro diin diin kale nasaqdo- badasho- ,iyo in diimahoo idil hal meel ku dhamaadaan, qof walbane tiisa ow muslim ku yhy, aakhirane lagu xisaabayo , xitaa hadow risaalda nabi madaxmed scw uuna rumeyn. 3- in lagaaro tajribo wada jir ah, iyo xoriyad diimeed, iyo ixtiraamka kuwa kale. 4- qabsashada dhulalka islaamka ayado loosii marayo mabda'a muwaadinnimada iyo in diinka alle leeyhy, waddankane la wadaago. TIIRARKA MIDEYNTA DIIMAHA Diintan cusub ayaa leh tiirar 3 ah oo kala ah: 1- Allaah oo la rumeeyo. 2- Camal wanaagsan 3- maalinka qiyaamo la rumeeyo. Wixii intaa ka haray ee ah sharaa'ic, cibaadaad, iyo cuquubaadba qof walba wuxuu ku gudanayaa sidow aaminsan yahay iyo sidow kasoo gaaray aabayaashiis, waxeyna ku dul dhiseen aayadan ilaahey leeyahay : { إِنَّ الَّذِينَ آمَنُوا وَالَّذِينَ هَادُوا وَالنَّصَارَىٰ وَالصَّابِئِينَ مَنْ آمَنَ بِاللَّهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ وَعَمِلَ صَالِحًا فَلَهُمْ أَجْرُهُمْ عِندَ رَبِّهِمْ وَلَا خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلَا هُمْ يَحْزَنُونَ} البقرة،62. Badana zanaadiqada u olaleyda mideeynta diimaha waxey ku celceliyaan aayadan Ayagoo ka dhigaya in aayady ey qireyso- sharciyad siineydo- sharaa'icdii horee la xarifay, lana nasaqay. Lkn aayada ayaa ah mid fareyda dadka muslimiinta, yahuuda, kirishtanka, iyo saa'ibadaba iney waajib kuwada tahay iney rumeeyaan Allaah, maalinka qiyaamo, iyo la imaashaha camalka saalixa ah. Iimaanka la rumeynayo allaah ayaa ah in loo kali yeelo cibaadada, iyo in lagu caabudo sidow faray iyadoo laga qaadanayo kutubtiisa iyo anbiyadiisa . Waxaana kuu cadeynaya aayada kale ee ilaahey ku leeyahay قال تعالى{ قل يا اهل الكتاب تعالوا إلى كلمة سواء ...} آل عمرة،آية 64. Dadka diintan aaminsan miyey ushardinayaan rumeynta nabi "maxamed" inow ruuxa badbaadada aakhiro? Wuxuu leeyahay abuu rayah: " wax ishkaal ah kuma sugno inaan loo shardin rumeynta nabi maxammed scw, maxaa yeelay ilaahey umad walba waxow ku xisaabin waxyigii qaaska ku ahaay, badbaadadeeduna waa lama huraan, maxaa yeelay waa muslimad, ama yahuudiyad, nasraaniyo ama saa'ibo" abuurayah, safxada 47. ........ Qabyo
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily