View in Telegram
MA'SUUNIYADDA IYO DOWKEEDA MIDEYNTA DIIMAAHA. Waa maxay ma'suuniyo? Ma'suuniyadda waxey iska saaran tahay labo kalmad oo faransiis ah oo la micno ah " dhisihii runlowga ahaay, ama dhisihii xorta ahaay " . * Ma'suuniyada waa hey'ad, yahuudiyad, qarsoodi, xagjir ah, nidaamsan, tacaaliimteeda badankoodna aan laqorin, awaamirteedane lagu kala qaato Afka, marjiceeduna yahay talmuud. Taariikhyahanada ayaa aad iskugu khilaafa xilligii la aasaasay, iyo golihii uhoreeyay ee lagu aasaasay, qaarkood ayaa uceliyo dhalashadi nabi ciise, qaarne waxey sheegaan taariikhyo kasii horeyday, laakiin sida caanka ah Ma'suuniyada cusub ayaa soo bilaabatay 1717 miilaadiga, wadanka Scotland. Hadafkeeda ayaa ah faafinta Alla koodka - ilxaad-, sex- aflaanta tumashada- , iyo hirgalinta dowlad zahyuuniyo caalami ah. Xubnaheeda ayaa ka kooban dabaqada sare ee bulshooyinka, sida aqoonyahanada, hantiilayaasha, siyaasiyiinta iyo cid walbo magac sameysa caalami ah, iyado balamo adag looga qaadayo inowsan faafineyn sirahooda, la dili doonane cidii isku dayda iney jabido xeerkaas, haba lagu majo xaabiyo diintiisa iyo dalkow kasoo jeedo. * Mowqifkey ma'suuniyada ka qabto diimaha . Ma'suuniyada oo colaadineysa diimaha oo idil markii laga reebo yuhuudiyadda, ayaa u aragto in diimaha kale yihiin caqabada ugu weyn ee diidan faafida qorshayaasheeda, una aragto iney yihiin sheeko baraaley iyo khuraafaad ey waajib tahay in laga takhaluso, lana tirtiro, la dumiyo gooba cibaadada, lala dagaalamo Rabbi, lakalasaaro diinta iyo nolosha. Mu'tamarkii caalamiga ahaay ee Paris lagu qabtay sanadkii 1900 miilaadiga ayaa dhigayay: " hadafka ma'suuniyada waa la dagaalanka diimaha iyo ilaalinta dowladaha diinlaawayaasha- calmaaniyada- iyo in la baneeyo argagixisanimada si looga xuubsiibmo akhlaaqda wanaagsan iyo damiirka dadnimo" . 👉Si'ey oga taqalusto diimaha kale waxey juhdi balaaran ku bixineysaa mideynta diimaha, iyado hal ku dhigeedu yahay " xorriyad/sinaan/ iyo iswalaalsi" . Mowqifkeeda muuqda ayaa ah mideenta iyo ixtiraamka diimaha kale, halka xaqiida uqarsoon ey tahay la dagaalnka si aanu ku baraarugeyn bulshooyinka kale ee heests diimaha kala duwan. Ahdaafta ey ka leedahay mideynta. 1- Qabsashada ilaha dhaqaalaha caalamka, iyo dunidoo ushaqeydo masaalixdooda kaliyah. 2- Dhisida jamhuuriyad weyn oo zahyuuniyo caalami ah. 3- faafinta alle diidka iyo tirtirida diimaha, faafinta dhaqan xumada.. ........ Qabyo.
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily