2024> wuu Dhamadey.Waxaan odhan karnaa illahey Swt ha inoo adkeeyo iimaankeena.Dambi kasta aan galneyna SI badheedh ah ama aan ku talo gal ahayn Allah ha dhaafo .Allah ha ina waafajiyo Dhamanten liibaan if iyo Aakhiro inta aduunyada ka baxdeyna janada Allah haka waraabiyo π€²π»π₯Ή