Shan faaido ay Lee dahay in aad wax aqriso
1. Kobcinta aqoonta: buugaagta waxay bixiyaab il muhiim ah iyo macluumaad la xiriirta mawduucyo Kala duwan, laga bilaabo taariikhda iyo cilmiga, ilaa suugaanta iyo falsafadda.
2. Kor uqaadid hal-abuurka iyo Mala-awaalka: buugaagtu waxay awood u leeyihiin inay maskaxdaada geliyaan aduunyo cusub, kuwaas oo ku dhiirrigeliya inaad wax ka fikirdid, wax cusub, abuurtid oo aad Mala-awaalkaaga ballaariso
3. Nasinta iyo yaranta walbahaarka: Akhrinta buug wanaagsan waxay kaa qaadi kartaa walbahaarka maskaxdaadana ku nasisaa, iyadoo ay maskaxdu iska iloobayso walbahaarka maalinlaha ah
4. Isgaarsiin fiican: Akhrinta buugaagtu waxay kaa caawisaa inaad xoojiso eray-bixintaada, inaad sifiican u fahamto qaabka hadalka, oo aad u hormariso xirfaddaha qoraalka iyo hadalkaaga.
5. Hormarinta xirfadaha fikirka iyofalanqaynta: Akhrinta buugaagta waxay xoojisaa awoodda aad leedahay inaad si qoto dheer u fakarto, baarto macluumaadka. oo aad ku falanqeyso fikrado iyo mawduucyo cusub si xirfad leh
AKhriska waa koriinada maxkaxda
➵➵➵➵➵➵➵❂➵➵➵➵➵➵➵
●▬▬▬▬▬๑⇩⇩๑▬▬▬▬▬●
Join
@XASILINTARUUXDA
●▬▬▬▬▬๑⇧⇧๑▬▬▬▬▬●