View in Telegram
- [ ] Haddii aad heysato saaxiib kugu caawiya adeecidda Alle, hasii dayn. - [ ] Saaxiibka dhabta ah wuxuu daneeyaa aakhiradaada wanaageedda. - [ ] Saaxiibka wanaagsan waa kii qaladkaaga arka, oo talo ku siiya ku difaacana markaad maqan tahay. - [ ] Wax faa’iido ah malaha saaxiibtinimada qofka nacaska ah. Cadowga caaqilka ah ayaa mararka qaar ka fiican saaxiibka nacaska ah. - [ ] Saaxiibka dhabta ah waa kan kuu yimaada marka adduunka intiisa kale kaa tagaan. - [ ] Ha samaysan saaxiibo wadajirkooda aad deganaansho ku dareemayso ee sameyso saaxiibo kugu qasbi doonna inaad naftaada kor u qaado. - [ ] Ha idaba socon laga yaabo inaanan ku hogaamin, ha i hor socon laga yaabee inaanan ku raacin. Keliya dhinaceyga soco oo noqo saaxiibkay. - [ ] Saaxiibtinimada maaha cidda aad taqaanay muddadii ugu dheerayd ee waa qofka noloshaada soo gala kuna dhaha, β€œadigaan kuu joogaa” oona caddeeyay inuu kuu joogo adiga.
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily