لقوله تعالي (فإنها لا تعمي الأبصار ولكن تعمي القلوب التي في الصدور)
Indha Beelka Dhabta kan arag mahn Ee indha Beelka dhabta waa kan Quluubta ku Sugan .
Dadka waxaa laga yaaba in ay is dhahaan qalbiga ma wax baa laga arkaa balse cilmiga caafimaad ayaa mar dhow soo ikhtiraacay in qalbiga leeyahay unugyo ama cells sida maskaxda oo kale ah brain like cells loo yaqaana taasna waxa ay noo cadaynaysa in qalbiga sida maskaxda wax xifdiyo waxna xasuusto
Ilaahoow run badane ayaa tahay anaga un bilaa cilmi ah adigaa fataax ah noo furfur