โ
โ
๐๐๐๐ข ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐ ๐๐ฅ๐ฅ๐๐ก
๐ฟ๐ฟ
๐บAllah xuskiisa ku badi dhulka dushiisa adigana samada ayaa lagaa xusi doona
โฅ๏ธ
๐ฟMarwalbo oo aad allah xusto adigana allah ayaa ku xusaya
โฅ๏ธ
๐allah SWT ayaa xadisul qudsi ku yiri adoonkeyga lajirkiisa ayaan ahay marka uu ixusayo (marka uu ii tasbiixsanayo iimahadnaqayo denbidhaaf iweydiisanayo oo iweyneynayo)
๐ฟ
๐wuxuu yiri allah SWT adoonkeyga haduu naftiisa igu xuso aniga nafteyda ayan ku xusaya hadii uu jamaaco igu xusana anna mid ka kheyrbadan ayaan ku dhex xusayaa
๐ฟ
๐Adiga hada aqrinayo qormadaan badi xuska allah maxaa yeelay xuska allah waa nolol waa daawo waa degenaan waa midka ka mid ah albaabada jannada ku geeynaya ee haka daahin walaal
๐ฟ
๐ช/๐ค ๐ก๐ถ๐บ๐ฐ๐ผ ๐ฐ๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ
https://t.center/hogaan_Dumar