๐____
Sawirkan wuxuu si fudud u sharraxayaa sida farxadda qofka uga timaado isaga qudhiisa iyo sida ay uga timaado dadka kale.
1. Adiga: Giraanta dhinaca bidix waxay muujinaysaa in inta badan farxadda qofku ay ka timaado isagana. Cagaar badan ayaa muuqda, taasoo muujinaysa in qofka uu naftiisa farxad u abuuri karo oo aysan ku xiranayn dadka kale.
2. Dadka kale: Giraanta dhinaca midig waxay muujinaysaa in qayb yar oo farxadda qofka ah ay ku xiran tahay dadka kale (cagaar aad u yar), halka inta badan farxadda aysan ku xirnayn waxa ay dadka kale sameeyaan.
Fg:sawirkan waa mid dhiirrigelinaysa qofku inuu masuul ka noqdo farxaddiisa oo uusan ku tiirsanaan dadka kale si uu farxad u dareemo. Tani waxay sidoo kale na tusinaysaa muhiimadda isku kalsoonida iyo naftaada daryeelka.
NABADIINO SAAXIIB.