War aad igamaqasho midki ugu qiimaha badnaa,!!!
Laba shay ma waaraan weligood: dhallinyaranimada iyo xooga,;;!!
Laba shayna waa kuwa manaafic leh
is-cafiska iyo dhaqanka wanaagsan
Laba shay ayaa kor u qaada qofka
tawaaduca iyo daboolidda baahida dadka,!
Waxaa jira laba shay oo ka hortaga dhibaatada balaayada:
Sadaqo iyo xiriirinta qaraabada,:"
Haddaba ilaaliya wixii aan sheegnay, kana baqa allaha weyne
.✅🌸