View in Telegram
Doobir SOM
๐ธ๐ด
๐ด
Wax badan baad maqashay qoomu " Caad,Samuud, Luud amaba reer banii'israaiil" Mid biyo lagu hanqariyay, kuwa duufano lagu kiciyay, qaar lagu qeyliyay iyo qolo dhulkaba lala jaray. Intaasi waa sheekooyin aad dheegtay ood dhaayaha aadan saarin balse, waxaad marag ka tahay kuwan la midka ahi amaba ka sii daran eed indhahaaga oo shanta ah aad ku aragto. Mudo ku dhadhow todobaad waxaa gubaneysa magaaladii millionaire'ska mayo'e billionaireska ee LOS ANGELA'S iyada oo wali la sii saadaalinayo duufaano dabeylo ah oo oga sii dari kara. ููููู ุงูููู ุณุจุญุงูู ูุชุนุงูู: ๏ดฟููู ูุง ููุนูููู ู ุฌููููุฏู ุฑูุจูููู ุฅููููุง ูููู๏ดพ [ุงูู ุฏุซุฑ: 31].
@DoobirSOM
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start