View in Telegram
DHIIRIYE CHENNEL
Qiyaas in kugu haboo. Qureysh baa tahay ogow. Dumar qiimahoodana. wanaag iyo quruxba. Cidna kulama qaybsatoo. Adaa qaatay kaligaa. Qurux lagu daray hannaan. Heybad lagu helo amaan. Aqoon lagu saday hufnaan. Naxariis hiiliyo mudnaan. Hogaaminiyo gacan furnaan. fatxa hablaha dhamaan. Aduunyada u ah hogaan. Adaa kaligaa ideeqay. Kalsooni adaa isiiyay. Adaan kaa helay jecaylka. Kol-hore adaa i-yeeshay. Adaa ka farxiyay kashayda. adaa noolashayda kaaba. Dareenkaana kula shaqeeya. Niyaduna kaligaa ku jeclaatay. Hadii kumanaan hortayda. Kartiyo mid lacag sheegtaba. Aqoon heer ugu sareysa. La-keeno hortayda. adigaa ka fiican. Adaan galgacayl kuu qaday. Adaan kuligood gayaanka. Adaan kugu qoray bogayga. Majiro kaalintaada. Ama kolnimadaada buuxin kara.
Share
Telegram Center
Channel
Join