Qaraabada ay noloshu kuu doortay, (dadka ehelkeenna ah), waxa ay tusaale u yihiin dhiiggaada iyo sinjiyaddaada, oo ehelkaagu waa meel laga raadraaci karo abtirkaaga.
Laakiin qaraabada aad adigu dooratay (saaxiibbadaa), waa muraayad laga qiimeyn karo shakhsiyaddaada iyo caqligaaga.
—Ladane