قال رسول الله ﷺ: ❪الْبخِيلُ مَنْ ذُكِرْتُ عِنْدَهُ، فَلَم يُصَلِّ علَيَّ.❫ رواهُ الترمذي
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: ❪Bakhayl waxa ah ka agtiisa la igu xuso oo aan igu sallin.❫
Xadiiskan waxaa laga qaadanayaa in salliga Nabiga (ﷺ) lagu dedaalo gaar ahaan marka Nabiga la soo hadal qaado ama sifadiisa ama magaciisa in lagu salliyo.
Culimada qaar waxay ka daliishadeen mar kasta oo Nabiga (ﷺ) la xuso ama la soo qaadaa in lagu salliyaa inay waajib tahay.
صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمَا...
اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّد ﷺ 🌸.