View in Telegram
Waxyaabaha Nolosha aan hadda ka bartay : Faalo aan qoray 2 Sanno Kahor... πŸ’β€β™‚ 1- Isku day la Imoow Waad Kamidho dhalin ugu dambayne. πŸ™‚ 2- Cid kasta Ha uga sheekayn Waxyaabaha Waawayn ee aad hiigsanayso, Dadku badanaa Ma jecla In laga wanaagsanaado lyaga. 🧏 3- Guushu waxay Ku xidhan tahay Inta qof Ee aad taqaano. πŸ˜€ 4- Waxwalba oo ku soo mara Illahay Sabab ayuu ka leeyahay Ee cashar ka baro. ❀️ 5- Wakhti badan Ha iskaga lumis in aad dadka kale raaligiso Wakhtiga Ugu badan naftaada gali. 🀞 6- Waxa aad haysato Waxa aad ku heshay Wax hore oo aad Samaysay waxa aad doonayso Inaad heshana waxa ayku xidhantahay Waxa aad maanta Samayso. πŸ‘Œ 7- Maalmaha Guuldarada, Isku buuqa iyo jahawareerka aad ku jirto Casharo badan kala hadh. 🀩 8- Dadku Hakuu kala soocnaadaan, qaar waa asxaab guud, qaar waa Ehel qaarna Waa dad aad wada shaqaysaan Ee Si wanaagsan Ula wada dhaqan. 😍 9- Hantida kaliya Ee aad Haysataa waa waxa aad naftaada galiso. βœ… 10- Halka aad Maanta Nolosha ka taagantahay Waxa aad haysato Waxaa jira Kumanaan qof oo kale oo iyaguna ku Haminaya, Ka Faa'idayso. πŸ’―βœ¨πŸ€“ ~ Coach Ayanle Aysar ✍ β•­β”ˆβ”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€β”€ β•°β”ˆβž€ - Zaxiibka nolosha πŸ‘€
Love Center
Love Center
Find friends or serious relationships easily