View in Telegram
قال النبي صلى الله عليه وسلم: (( قال أتدرون من المفلس قالوا المفلس فينا من لا درهم له ولا متاع فقال المفلس من أمتي من يأتي يوم القيامة بصلاة وصيام وزكاة ويأتي قد شتم هذا وقذف هذا وأكل مال هذا وسفك دم هذا وضرب هذا فيعطى هذا من حسناته وهذا من حسناته فإن فنيت حسناته قبل أن يقضي ما عليه أخذ من خطاياهم فطرحت عليه ثم طرح في النار )) رواه مسلم Nabigu wuxuu dhahay: “Ma taqaaniin ruuxa kacay?” waxay dhaheen: Ruux kacay anaga agtayada waa qofka aan dirham iyo xooloba haysanin, wuxuu yidhi: “Ruuxa kacay ee umadayda kamid ah waa mid la imanaya maalinta Qayaame Salaad, Soon, iyo Zakaba, waxa kale oo uu imanayaa isagoo kan caayey, kana tuhmay, kana xoolihiisa cunay, kana dhiigiisa daadiyey, kana garaacay, markaasaa lasiinayaa xasanaadkiisii kan iyo kaaba, hadii ay dhamaato xasanaadkiisu kahor intaan laga goosanin wixii lagu lahaa, waxa laga soo qaadayaa (dadkii) danbiyadoodii oo dusha laga saarayaa, kadibna naarta ayaa lagu tuurayaa” [Muslim:2581 ]
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily