عمدة أحكام
17- عن أنس بن مالك رضي الله عنه قال: ((كان رسول الله صلى الله عليه وسلم يدخل الخلاء، فأحمل أنا وغلام نَحوِي إِدَاوَةً مِن ماء وَعَنَزَة؛ فيستنجي بالماء)).
[صحيح] - [متفق عليه].
Nuxurka xadiiska waa: "Rasuulka صلى الله عليه وسلم waxa uu ahaa mid la raadsado xaajada gudashada meesha ku habboon aniga iyo wiil ila fac ah waxa aan u sidnay usha iyo weelka biyaha waxa uu ku istinjeeystay biyihii".