View in Telegram
Saamaynta uu leyahay saaxibka xun iyo saaxibka wanagsan قال رسول اللہ( ﷺ) المرءُ عَلَى دِينِ خَلِيلِهِ فَلْيَنْظُرْ أَحَدُكُمْ مَنْ يُخَالِلُ Nabigi(ﷺ) waxuu mitaal labo tusaale ka bixiyay dadka wanagsan iyo la socod kooda iyo la nolanshahooda ku mitaliyay sida ruuxa cadarka iibiya oo kale inuu kuu mariyo cadarka ama inaad ka gadato ama imanshaha aad meesha aad soo istagtay inaad ka hesho udgoonka cadaranta sadexdaa mid uun weeye sadaxduna faa iido uun weeye Dadka xun xun la saaxibidoodu la dagidooda la darsidooda la nolan shahoodu nabigu(ﷺ) Waxuu ku mitaliyay sida mid ka buufinada hayta ee dabka shidaya ee dabka biraha iyo wax yalaha ay ugu jiraan kadibana buufinada ku buufinaya nabigu(ﷺ)waxuu yidhi Hadii aad la fadhisato ama marada ayuu kaa gubi ama fadhiga aad la fadhisatay waxan dabka kujira ee uu gubayo urkiisa ayaa ku dhibi labada mid uun weeye Waxaan dhib aan ahayn kala kulmi maysid Illahay quranka waxuu inoogu sheegay maalinta qiyaame dadkii dadka xun la saaxibay inay farta dhaxda ka qanini donana oy qomomayn donaan
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily