View in Telegram
قَالَ رَسُولُ اللهِ ﷺ  : "قَالَ اللَّهُ عَزَّ وَجَلَّ: إِذَا هَمَّ عَبْدِي بِسَيِّئَةٍ فَلاَ تَكْتُبُوهَا عَلَيْهِ فَإِنْ عَمِلَهَا فَاكْتُبُوهَا سَيِّئَةً، وَإِذَا هَمَّ بِحَسَنَةٍ فَلَمْ يَعْمَلْهَا فَاكْتُبُوهَا حَسَنَةً فَإِنْ عَمِلَهَا فَاكْتُبُوهَا عَشْرًا." رَوَاهُ مُسلِم. Rasuulka N.N.K.H wuxuu yidhi:  " Wuxuu Allaah Xadiithul qudsi ku yidhi: Markuu adoonkaygu doono xumaan ha u qorina ilaa uu ka sameeyo haduu sameeyo u qora hal xumaato, Markuu wanaag damcana u qora xataa haduusan la iman haduu la yimaadana toban jeer u qora " W/W: Muslim.
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily