View in Telegram
Xiriirka Alle waa udub dhexaadka xiriirka lamaanaha. Labada qof ee lammaanaha ah markastoo ay u dhawaadaan Alle, waa markastoo xiriirkooduna ama masaafadooduna isku soo dhawaato, halka markay Alle ka dheeraadaan uu xiriirkooduna uu kala dheeraado ama isku soo dhawaanshahooda uu kala dheeraado. Marka diinta iyo xusuusta Alle ay udub dhexaad ka tahay nolosha qoyska, xiriirka lamaanahuna wuu adkaadaa, jacaylka iyo isfaham-kana wuu sii kordhaa. Laakiin marka Alle laga tago, xiriirka lamaanaha wuu sii kala dhantaalmaa. Waa xaqiiq jirta tani. --- Mahadsanid.
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily