Ducooyinkii la aqbalay
Ducadu waa cibaado.
Waxay u ducaysanayaa:
โWaayo ducadu waa cibaado .
โWaayo ku ducaysta Ilaahay ayaa jecel .
โWaayo cid aan Alle ahayn baahideena ma dabooli karto.
โWaayo ducadu waa xaqiiqada cibaadada.
โWaayo ducadu waa laf-dhabarta cibaadada.
โWaayo ducadu waa shayga kaliya ee celiya qadarka.
โWaayo ducada waxa lagu helaa liibaanta adduunyo.
โWaayo ducadu waa tawxiidkii oo aad xaqiijinaysid.
โWaayo Alle ayaa jecel in la baryo .
โWaayo ducadu waa balo xijaab.
โDucadu waa sabab kamida sababaha wanaagg u soo jiida qofka , dhibtana ka celiya
โ ๐๐ข๐ด๐ฐ๐ค๐ฐ ๐ค๐ช๐ธ๐ข๐ข๐ฏ๐ฌ๐ข๐ฌ๐ข๐ญ๐ฆ ๐ฆ๐ฆ ๐ด๐ฐ๐ฐ๐ด๐ฐ๐ค๐ฅ๐ข โ
~Shuruuda ducada~