Nolol😊✨️

Channel
Logo of the Telegram channel Nolol😊✨️
@Ur_amaleyPromote
9.1K
subscribers
997
photos
44
videos
3
links
ilahayow nasii qalbiyo aan marnaba ka caajisin xidhiidhka ay adiga kula leeyihiin🍁
To first message
❤️
– isaga; o xabiibi markaad aragtay eyaasha maad ka baqdaa maxaad iigu soo oroday

= iyada; Sannad baan kula socdaa e maan kaa baqo

Atttttttt
Horumarinta naftaydu waa hadafkayga ugu weyn hadda.




❤️😍
"Maanta waxa aan u talaabsaday si tartiib ah kaddib markii aan ordayay muddo dheer cabsi aan ka qabo in aan wax seego, wax walbana waan seegay."

- Maxamuud Darwiish
Dunida ma jiro fan La mida heesta hooyadu ubadkeeda ugu heesto.. .❤️


– Billy sunday.
"Noloshayda oo dhan waxa aan sugayay qof adiga oo kale ah, waan dareensanaa in aan maalin uun la kulmi doono qof adiga oo kale ah"

- Fyodor dostoevsky
Maalkaga xabaasha uma qaadan kartid , laakiin waxa aad awooda in aad ka yeesho in uu halkaa kugu soo dhoweeyo.

Weedha gidaarka ku xardhan
Sariirta aan u baahanahay😭😁
Waa murugo marka dadka ku siiyay xusuusta ugu fiican, ay noqdaan xusuus.❤️‍🩹🌸
Kii laba bakayle baacsada isku mar, midna ma qaban doono.

-Confucius.
“Intaan riyoonayo waan noolahay, waayo kuwa dhintaa ma riyoodaan.”

- Mahmoud Darwish
– Faadumo Ali maad
Waxaa jira waxyaabo sidan oo kale ah oo aadan iibsan karin!❤️
#3

Xusuuso waqtigu waxa uu go'aamiyaa cida aad la kulmi doonto, qalbiguna waxa uu go'aamiyaa cida aad la rabto noloshaada, dabcigaaguna waxa uu go'aamiyaa cida kusii jiri doonta noloshaada".
#2

Ilmihii maxaa loo bixiyey? Iskuul ma la geeyey? Jaamacad ma bilaabay? Muxuu ka shaqeeyaa? Ma guursaday? Caruurtu waa immisa? Ilmihiisii ma guursadeen? Yaa ka warqaba? Maalmahaan see yahay? Weli ma nool yahay? Ilaahay ha u naxariisto.

Nolasha Adduunyo.
#1

“Ogoobeey weli waan ku caashaqsanahay sidii maalinkii koowaad walaw ay sanado badan kasoo wareegeen, kamana turjumayso qoto-dheerida jacaylkayga oo kaliya, ee sidoo kale waa astaan muujinaysa dhabnimada ruuxdaada daahirka ah ee aan kasuulin wajigii koowaad ee aan ku bartay.”

- Abdi isma’il
Waxbarashadu waa nidaam jaahilnimo oo qasab ah.

- Noam Chomsky.
“Natiijada aad haysataa waxa ay hal-beeg u tahay nooca caadooyinkaaga dhaqaale, miisaankaagu waxa uu hal-beeg u yahay sida aad wax u cunto, cilmigaagu waxa uu hal-beeg u yahay sida aad wax u barato, qolkaagu waxa uu hal-beeg u yahay nadaafaddaada, waxa aad helaysaa uun waxa aad kusoo celcelisid.”

– buuga caadooyinka ilmaqabatayda ah
- Diinku wuxuu yidhi: waan duuli doonaa
Cidkasta way qososhay, Balanbaalistii mooyee..!




____Sakariye
“Qofka xidhiidhka ka baqa ee misana deg-deg wax u jeclaada, waa qof aan helin jacayl ku filan yaraantiisii.

Dabadeed marka hore xidhiidhka wuu ka baqayaa, hddii xidhiidh la sameeyana wuu ku dhegeyaa, waayo ma aha qof weligii la jeclaaday. Qofkaasi ma samayn karo xidhiidh bed qaba.”
More