View in Telegram
TAFSIIRKA QURANKA
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ, Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud Naxariista Tu gaarana naxariista وَٱلضُّحَىٰ, (Ad-dhuhaa-1) Eebe wuxuu ku dhaartay Barqinka وَٱلَّيْلِ إِذَا سَجَىٰ, (Ad-dhuhaa-2) Iyo Habeenku markuu xasilo (Madoobaado) مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ, (Ad-dhuhaa-3) Inaan Eebe ka tagin Nabiyow kuuna cadhoonin وَلَلْـَٔاخِرَةُ خَيْرٌ لَّكَ مِنَ ٱلْأُولَىٰ, (Ad-dhuhaa-4) Aakharana kaaga khayr badan Aduunka وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَىٰٓ, (Ad-dhuhaa-5) Eebaana ku siindoona (wanaag) waadna raalli noqon أَلَمْ يَجِدْكَ يَتِيمًا فَـَٔاوَىٰ, (Ad-dhuhaa-6) Miyuusan ku helin Eebahaa Adigoo Agoon ah oosan ku dhawaynin وَوَجَدَكَ ضَآلًّا فَهَدَىٰ, (Ad-dhuhaa-7) Miyuunase ku helin Adigoo baadi ah oosan ku hanuuninin وَوَجَدَكَ عَآئِلًا فَأَغْنَىٰ, (Ad-dhuhaa-8) Miyuunase ku helin Adigoo caydhi ah oosna ku hodminin (kuu waxyoonin) فَأَمَّا ٱلْيَتِيمَ فَلَا تَقْهَرْ, (Ad-dhuhaa-9) Ee Agoonta ha xoogin (hana dhihin) وَأَمَّا ٱلسَّآئِلَ فَلَا تَنْهَرْ, (Ad-dhuhaa-10) Ka wax su'aalina ha canaanan وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ, (Ad-dhuhaa-11) Nicmada Eebahaana ka sheekee (ku mahadi)
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start